Course-ka Graphic Design ee aan ka bartay Deero Institute wuxuu ahaa bilowga safarkayga xirfadeed iyo shaqo. Maanta waxaan si xor ah ugu shaqeeyaa xirfaddii aan halkaa ku bartay, waxaana mahad aan la soo koobi karin u celinayaa bahda Deero iyo macalinkeygii.

Sabirin Ali
Presenter & Graphic Designer · Dhambaaf Advertising








